Fadeexad dhinaca Baasaboorka ah oo ka taagan Turkiga iyo Baaritaano socda

Dowladda Turkey ayaa Isniintii sheegtay inay ballaarisay baaritaan lagu sameynayo tobaneeyo qof oo adeegsaday baasabooro gaar ah, oo ay dowladda bixisay, si ay hab sharci ag ugu galaan Yurub, balse aan dib usoo laaban. Fadeexaddan ayaa qabsatay warbaahinta gudaha tan iyo markii ay soo shaac baxday tododbaadkii tegay in 43 qof oo sitay baasaboorka gaarka … Continue reading Fadeexad dhinaca Baasaboorka ah oo ka taagan Turkiga iyo Baaritaano socda